Tirinta codadka oo socota iyo Xassan Shiikh oo illaa hadda ku horeeya

Waxaa socota tirinta codadka wareega 2aad ee doorashada madaxweynaha Somalia, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey. Codadka ay kala helayaan musharaxiinta ayaa ah kuwo aad isku dhow. Codadka illa hadda lagu dhawaaqay ayaa waxaa ku horeeya musharaxa Xassan Shiikh Maxamuud, sidoo kale waxaa tiro codad ah helay, Farmaajo, Saciid deni iyo Xassan Cali Khayre. … Continue reading Tirinta codadka oo socota iyo Xassan Shiikh oo illaa hadda ku horeeya